Sunday, August 26, 2012

Dumarka faa'idada ay ka helaan gariirka galmada

Dumarka faa'idada ay ka helaan gariirka galmada

sida la ogyahay naagaha waxay gaaraan gariir kaas oo u dhigmo biyabbaxa ninka, nagaha badankooda biyo kama soo baxaan inkastoo ay jiraan kuwo biyo ka yimaada, marka naagaha gaara gariirka wax weyn ayay ka faa'idaystaan, gaarid la'aanta gariikana waxaa sababi kara ninka oo aan naagta qancinin waayo naagta waxay u baahantahay galmo ku fillan oo ay ku gaari karto gariir, gariika marka ay gaarto waxay ka dareemaysaa jirkeeda kabaabyo xoog badan iyo raaxo aan la soo koobi karin kaddib way qaboobaysaa

faa'idooyinka oo taxan waa kuwan

1- gariika gaariddiisa waxay ka qaaddaa dumarka walwalka iyo murugta waxay dareemaysaa farxad iyo firfircooni
2- gariika gaariddiisa waxay ilaalisaa xubnaha tarnka caafimaadkooda maxaayeelay dhiigga ayaa ku soo qolqola xubnaha taranka
3-gariika gaariddiisa waxay yaraysaa wadnoxanuun
4- gariika gaariddiisa waxay yareeysaa xanuunka ka iman kara dhiigga caadada
5- gariika gaariddiisa waxaa kaloo ay reebtaa xanuunka gurrka iyo qaska iyo caloosha
6- gariika gaariddiisa waxay keentaa hurdo caafimaad leh oo macaan

No comments:

Post a Comment