Tuesday, August 21, 2012

Geeraar Jaceyl Habooneey ilhaan

  • Habooney Ilhaan
  • Haada iyo shimbiraha
  • Heybad adaa ka sidatee
  • Hanaankaaga wacanbaa
  • Halbowlaha igooyoo
  • Hurdo waan ka quustee
  • Hud-hudka iyo shimbirahaa

  • Haatuf iigu sheegay
  • Hadaad aragto Ilhaan
  • Hamuuntaada caashaq iyo
  • Hamigaada u sheeg
  • Hidihii dhaqankaad
  • Huunooy sidataa
  • Ha’ii jabinin nacabkee
  • Hiil ii noqo abaayo
  • Hadalkaan oran lahaa
  • Hoosta adaa ii dhigtee
  • Huunooy waaban kaa helay

No comments:

Post a Comment