Friday, October 19, 2012

Ila Qosol reer xamar vs Siyaasada somaliya iyo Xeerka Qabiilada

Waa Muuqaal Gaaban oo Qosol Badan Waana Arinta ka jirta Koonfurta Soomaaliya , Qaabka qabiilka iyo dhaqanka ay ku wada nool yihiin reer xamarka daga iyo dadka kale ee soomaalida ah Bal nala daawada muuqaalkaan qosolka badan waxaan filaa in aad ka wada heli doontaa fikirkaaga ku soo ban dhig comment ahaan mahad sanid





No comments:

Post a Comment