Wednesday, October 24, 2012

Soomaali si dhuumaalaysi ah ku galay dalka Yemen oo loo soo tarxiilay dalkooda

Sarakisha amaanka wadanka Yemen gaar ahaan kuwa kusugan arqabiil soqadra ayaa sheegay in 15-qof somalia ah oo si dhuumaalaysi ku galay
wadankasi loo soo tarxiilay wadanka Somalia, iyadoo Saraakisha ayaa shegay in dadkasi laga qabtay gudaha biyaha dhanka gobolka.

Xafiska war faafinta ee taabacsan wasarada arimaha gudaha wadanka yemen ayaa soo xigatay agasimaha dhanka amanka arqabil soqadra korneel
saalim cabdulaahi oo sheegay somalida lasoo tarxiilay ay ahayen kuwo sharci dara ah ku galay wadankasi yemen,sarkalkasi ayaa hadalka intaa
ku daray in ilaalada xeebaha wadanka yemen ay si aad ah u adkeeyen amniga bu\iyaha gobolka.

Masuulksi ayaa sidoo kale sheegay in arintaani ay tahay mid dawlada yemen ay ku xakameyneso qul qulka somalida ee ka cararaya wadankooda.

Waqti hore dawlada dalka yemen waxa ay shegtay in ay dhibaato ku qabto qaxootiga somalida ee kusugan xiryaha dawladasi ay ugu talagashay in
ay ku marti galiso somalida ka cararaysa dhibaatada raagadiyay wadanka Soomaaliya.

No comments:

Post a Comment